Weli waxay dagaallo ka taagan yihiin marinka Qaza iy Israa’iil , Israa’iil waxay duqeymo ka fulisay Qaza halka dagaalyahanada Xamaas ay gantaallo ku weerarayaan koonfurta Israa’iil.

Saraakiisha Falastiin waxay sheegeen in 7 qof oo kasoo kala jeeday labo qoys ay ku dhinteen duqeymaha ay Israa’iil ka fulineyso halkaas kadib markii ay ku habsadeen xero qaxooti oo ku taalla Qaza xilli dagaalka uu galay maalinkii lixaad.

Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbineynaa qaar kamid ah sawiradda ka turjumaya xaaladda.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here