Dagaallo qadhaar oo weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine.

Badhasaabka gobolka Luhansk, Serhiy Haidai, ayaa sheegay in xaaladdu adag tahay hase yeeshee la xakamaeeyey isagoo ka hadlayey dagaalka ka socda dariiqyada magaalada Severodonestsk oo ay ciidamada Ruusku gudaha u galeen iyo sidoo kale weerarro lagu hayo magaalada la olloga ah ee Lysychanks.

Dhanka kale madaxwayne Putin ayaa si kulul uga hadlay cunaqabateynada ay dalkiisa ku soo rogeen dalalka reer Galbeedka.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here