Dalal dhowr ah oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa billaabay inay khafiifiyaan bandowagii saarnaa ee la xiriiray xanuunka COVID19, waxaana shalay laga qaaday dalka Portugal xanibaadihii saarnaa.

Maqaayadaha wax laga cuno iyo goobaha cabitaanada ayaa furnaan doona ilaa 10:30 fiidnimo, iyada oo miiskiiba ay fariisan karaan lix qof meherada gudahooda.

Sidoo kale Banaankana waxaa fariisan kara ilaa 10 ruux, waxaana badiba meheradaha furnaan doona ilaa sagaalka fiidnimo maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha halka dabayaaqada todobaadkana ay furnaan doonaan ilaa todobada fiidnimo.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here