Saameynyta xanuunka Covid19 ayaa faraha kasii baxaysa kaddib markii la sheegay tirada dadkii ugu badnaa ee maalin keliya laga helay, tan iyo intii uu xanuunkani bilawday dalka Boqortooyada Ingiriiska.

33 470 qof ayaa xanuunka laga helay xalay fiidkii, Wasaarada caafimaadka ee Ingiriiska ayaa qaylo dhaan iyo digniino u jeedisay dadka ku nool Ingiriiska in ay taxadiraan oo si buuxda ugu hogaansamaan dhamaan talooyinka ay hay’adaha caafimaadka iyo dowladdu bixiyaan ee lagu xakameynayo xanuunkan COVID19.

Sidoo kale dalalka Yurub sida Bilgim, Italy, Jarmalka, franca aya aad looga Dareemayaa xanuunkan COVID19 waxaana hakad la galiyay dhamaan isku socodka dadka iyo gaadiidka.

 

 

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here