Waxaa dalka Britain ku geeriyootay Alle ha u naxariistee fanaanad Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo), oo kamid ahayd hoballadii Waaberi.

Waxa ay ku caan-baxday heeso hirgalay oo ay kamid yihiin: Nin xilqaaday eed qaad ee ay wada qaadeen marxuum Cabdi Cali Bacalwaan oo dabayaaqadii sanadkii hore ku geeriyooday Jarmalka.\
Sidoo kale waxay caan ku ahayd riwaayadaha oo waxaa lagu xusuustaa “Xuudbaa liqay Jaceylkii” oo todobaatameeyadii ay ka qeyb qaadatay\

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here