Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada shil ay ku sheegeen weerar argagixiso kaddib markii gabar booliis ah toorey lagu diley meel ka baxsan magaalada Paris.

Weerarkan ayaa ka dhacay degmo 60km dhacda koonfurta galbeed ee caasimada, waxaana gabadhan oo ahayd 49-jir lagu diley goob aan ka fogeyn saldhig booliis.

Sidoo kale Booliska ayaa dhinaca kale toogtay nin 36jir ahaa oo asal ahaan kasoo jeeday dalka Tunisia oo lagu tuhunsanaa inuu weerarkaas ka danbeeyay.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here