HomeCiyaarahaDalka Holand oo u soo baxay koobka aduunka

Dalka Holand oo u soo baxay koobka aduunka

Xulka kubada cagta ee Dalka Netherland ayaa isniintii shalay waxay u soo baxeen oo xaqiijiyeen inay qeyb ka yihiin koobka aduunka kadib markii kulankii ugu danbeeyay ee is reer reebka ay guul weyn ka gaareen.

Xulka Netherland wuxuu 4-0 ay kaga badiyay Xulka Dalka Lithuania guuldarro la’aan uga soo baxay guruubka .

Xulka Netherland ayaa wali raadinaya inay hantaan koobka aduunka xili ay ku dhameysteen kaalinta labaad seddex jeer oo intaasi Fiinaal imaanayeen.

Inkastoo Xulka Netherland  waligiis qaadin koobka aduunka hadana waxay ka mid yihiin xulalka ugu adag dunida marka kubada cagta la dhaho waliba dhanka baasaska gaagaaban ayay aad xariifiin ugu yihiin .

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -