HomeWarkiiMid ka mid ah dalalka uu ku tashanayay Maamulka Somaliland oo ka...

Mid ka mid ah dalalka uu ku tashanayay Maamulka Somaliland oo ka soo horjeestay aqoonsi beeneedka Yuhuuda

JUBA (DAYNIILE.COM)-War qoraal ah oo ka soo baxay Dalka Koonfurta Suudaan ayay ku  cadeeyeen mowqifkooda  ku aadan aqoonsiga Yuhuuda ee Maamulka Somaliland.
Dowlada Koonfurta Suudaan waxay sheegtay inay si buuxda u taageersan tahay Madax bannaanuida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya,Siyaasiyiinta reer Waqooyiga Somalia ayaa aad ugu kalsoonaa in dalkaan yar uu qaadi doono wadada ay qaaday Israa’iil .
Talaabada ay qaaday Dowlada ayaa niyad jab iyo raja beel waxay ku noqoneysaa ololihii reer Somaliland ugu jireen inay helan dowlada sida Israa’iil aqoonsada madaana ay raja badan ka qabeen Koonfurta Suudaan.
“Dowladda Koonfur Suudaan waxay mar kale adkaynaysaa sida ay uga go’an tahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo lagu ixtiraamayo xuduudaheeda caalamiga ah ee la aqoonsan yahay.”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Koonfurta Suudaan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM
May be an illustration of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -