HomeWarkiiDalxiisayaasha imaanaya Somalia oo sanadkaan 10 jibaar ka batay sanadkii hore

Dalxiisayaasha imaanaya Somalia oo sanadkaan 10 jibaar ka batay sanadkii hore

1. 5,000 dalxiise ayaa soo booqatay Soomaaliya, 2023, halka 2024 ay soo booqdeen 10,000 dalxiise.

2. In ka badan $1bilyan ayaa lagu maalgeliyay hudhelo cusub oo heerkoodu sareeyo iyo goobo dalxiis sanad miisaaniyadeedka 2023/2024.

3. Dekedda Muqdisho aya billowday in ay shaqeyso 24 saac maalin walba.

4. Soomaaliya waa dalka kaliya ee dunida ka shaqeeya lix (6) maalin 7da maalin ee usbuuca.

5. Maalgashiga caalamiga ah ee Soomaaliya oo la sheegayo in uu gaaray $1b, 2024.

Soomaaliya waa turacday, luudday balse haatan xawaare kale ayey ku socota.

Tagtaye Allow nabadeey.

W/Q:  MAXAMED DUBO

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -