Dalxiiska Xeebta Liido oo sii kordhaya iyo walaacyada amni xumada oo wal wal laga qabo

0

Sanadihii ugu dembeeyay waxaa magaalada Muqdisho ay dadku habeenadii u dalxiis tagayeen xeebta Liido oo laga sameeyay hotello iyo maqaayado casri ah.

Inkastoo tamashalaha ay dadku nafis iyo neecow ka helaan, haddana waxaa jira walaac ay qabaan, maadaama bartamihii August hotel-ka Elite oo xeebta ku yaalla la weerara, laguna dilay 16 qof.

Shacabka reer Muqdisho iyagoo weli xusuusan wixii dhacay, haddana kama hor istaagin tegitaanka Liido iyo ku dalxiisidda xeebta

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here