Kooxda Damjadiid waxay ahayd kooxdii abaabushay dagaalkii kadhanka ahaay siyaasi Cabdirahman cabdishakuur warsame, kaasoo socday waqti aad udheer, ccwarsame waxa uu ahaay halyeey soo baxay kana dhaxmuuqday diwladdii Kmg ahayd ee uu hogaamin jiray Sheeq shariif sh. Axmed, saamaynta uu lahaay CC warsame awgeed waxaa dagaal caddaawad ah kuqaaday kooxda “Damjadiid” oo adeegsanaya dacaayado tirabeel ah.

Inta badan kooxda “Damjadiid” waxay ka faa’iidaystaan caadifadda aan salka lahayn ee shacabka soomaaliyeed, mar walbana waxay lafalgalaan xalaadda taagan iyo sida suuqa looga iibin karo Dacaayadda.

balse soomaalidu soomaalidii maaha Sannadkuna sannadkii maaha, garaadka ummadda soomaaliyeed ee garashada dhagarta “Damjadiid” waa mid aad usareeya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here