Waxaan Manta Xukumo Kala duwan Lagu Fuliyey 3 Eedeesane Kuwaas oo Ku eedasanaa Dilka Iyo Fusiga Looga Geestay Xamdi Mahamed Faarax Xukunkooda Ayaaana sidaan U dhacay :-

1) Mahamed Ibraahim Taagane oo ahaa ninka Shirqooley Marxuumad Hamdi Dil toogasho ah ayaa Lagu Xukumay.

2) Mahamed Abdi dhuuman Oo asna ahaa Ninka dagana Qolka Kufsiga Iyo dilka Loogu Geestay Hamdi Waxaa Lagu Xukumay Xabsi Daa’in Cimrigaa Haku Furta ah .

3) Yacquub Maxaxamed oo asna ahaa Waardihii Hotelkii Laga soo tuuray AUN Marxuumad Hamdi Asna Waxaa Lagu Xukumay Xabsi daa’in Cimrigaa haku Furto ah.

Amb Hussein A Talabadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here