Adis-ababa (dayniiile.com)-Dowlada Soomaaliya ayaa safiir u magacowday Dalka Itoobiya kaasoo Magaalada Adis ababa kula wareegay waraaqaa aqonsiga.
Danjiraha Soomaaiya waxaa qaabilay Madaxweynaha Dawladda Ethiopia Sahle Work Zewde  taasoo si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha  Soomaaliya ee dalka Ethiopia C/llaahi Maxamed Warfaa.
Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada Ethiopia ayaa lagu qaabilay Danjire Warfaa iyo qaar kamid ah Diplomaasiyiinta safaaradda Sida ay sheegtay warbaahinta Dowlada.
Safiir Warfaa ayaa qaabilaada kadib kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Itoobiya waxay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of textMay be an image of 4 people, people standing, barong and park
Previous articleFAAHFAAHIN: Taliye Milatari, Masuul Maamulka Gaalkacyo ka tirsanaa iyo 30 Macawisleey ah oo ku dhinteen Dagaal Alshabaab lagula galay Gobolka Mudug
Next articleMadaxweynaha Kenya oo laba Safiir mar kaliya u magacaabay Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here