Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane  Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane  Hechemi Agili.

Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo.isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya

Sidoo kale Tunisia ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxay la tacaalaysay banaanbaxyo ka dhan ah Madaxweynaha dalkaasi oo la Wareegay awoodii Dalkaasi, kadib Markii uu Xilka ka qaaday Raisal wasarihii Dalkaas.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here