Kumannaan kun oo qof oo Soomaali ah ayaa la nool xanuunka HIV-AIDS kuwaasi oo dhibaatooyin kala duwan oo iskugu jira dhinaca caafimaadka, bulshada iyo shaqadaba ay haystaan.

Haddaba Ururka Cilm-Baarayaasha Soomaaliyeed ayaa soo saaray daraasad cusub oo ka hadlaysa xaaladda iyo baahida dadkaasi.

Sidoo kale waxay sheegeen taqaadiirta Soomaaliyeed in aad uu u soo badanayo xanuunkan, sanadkii la soo dhaafay ayay ku sheegeen in ay qaadeen dad gaaraya Boqolaal qofood.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here