Dawlada Sacuudi Xarabbaiya  ayaa sheegtay in dalkeeda ay gaareen ilaa 1,655,188 qof oo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka.

Waaxda Soocdaalka ee Dawlada Sacuudi Carabaya ayaa sheegtay in dadka gaaray dalka Sacuudiga ay isugu jira kuwo safra dhulka ah ku galay dalkaas iyo kuwo diyaarad ku tagay, waxaana waaxdu intaa ay ku dartay Ilaa labo milyan oo qof ayaa sanadkan loogu talogalay inay gutaan waajibaadka Xajka.

Advertisement

Dowladda Sacuudiga ayaa tirada dadka gudanaya Xajka u qoondeysa dalalka Dalka Inodnesia ayaa hela tirade ugu badan, waxaa ku xiga Pakistan, Hindiya, Bangladesh iyo Nigeria iydao dalkeena Soomaaliya tirade la siiyay ay aad uga yartay tan la siiyay dalalka  .

Ugu Dambeeyntii Xujeeyda ayaa maalinta Berito ah gudan doona mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan arkaanta xajk iga istaagi doona banka carafe.

Previous articleJaaliyada Soomaaliyeed magaalada Edmonton ee Dalka  Canada oo kulan la qaatay  La-taliyaha Arrimaha Dastuurka ee Madaxweynaha Soomaaliya
Next articlePuntland oo beddelaysa habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here