Nin lagu magacaabo Abuukate Maxamed warsame ayaa lagu dilay magaaalada Muqdishu abuukaataha ayaa ka tirsanaa maxkamada gobalka banaadir ee dowlada federaalka.

dilka abuukataha ayaa la ogeyn cidda sida rasmiga ah u geesatay, hase ahaate rag dhalinyaro ah oo ku hubeysanaa bustoolada aya dilaay Abuukaataha.

Sikastaba ha ahaate wali kama hadal laamaha amniga iyadoo baryahaan magaalada muqdishu noqotay meel dilala qorsheesan ka dhacaan halka maalmaha qaar la adeegsado hoobiyaal lagu laayo shacabka degan caasimadda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here