HomeWarkiiDE DEG: Nin Deegaanada Puntland Caawa ku dilay Hooyadiis iyo Xaaskiisa

DE DEG: Nin Deegaanada Puntland Caawa ku dilay Hooyadiis iyo Xaaskiisa

GAL-DOGOB (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Gal-dogob- Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu ka dhacay dil argagax leh oo dadka deegaanka aad uga naxeen.

Dil hubeysan ayaa dilay Hooyadiis iyo Xaaskiisa markii uu rasaas ku furey islamarkaana markii uu is korsaaray isku dayay inuu baxsado.

Wararka ayaa tilmaamaya in gacan ku dhiiglaha ay qabteen Ciidamada Booliiska Puntland islamarkaana xabsiga ay dhigeen.

Lama yaqaan sababta ku kaliftay balse waxaa la filayaa inuu Booliiska warbixin siiyo inkastoo aan la aqoon sabab keeni karta inuu qoyskiisa laayo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -