Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa macawisleyda oo iskaashanaya ayaa la soo sheegayaa inay howlgal qorsheysan ka fuliyeenn deegaano ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug..

Ciidamadaan huwanta ah ayaa Alshabaab kala wareegay deegaan lagu magacaabo Sameey halkaasoo fariisin ay ku lahaayeen kooxda Alshabaab.

Advertisement

Wararka laga helayo dhanka Dowlada ayaa lagu sheegay inay deegaankaasi markii ay kala wareegeen ay durba burburiyeen agabkii Alshabasbku lahaayeen.

Howlgalkaan ayaa qeyb ka ah dagaaladii Dowladu hore uga waday halkaasi kaasoo qeyb ka ahaa qorshaba dowlada oo ahaa in gabi ahaanba laga saaro gobolka Mudug.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweynihi hore Farmaajo oo ka qeybgalaya shirka wada-tashiga Garowe
Next articleCiyaartoy ka timid Toronto-Canada oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here