Deegaanada Beesha Murusade dib u dhac wayn ayaa ka jira waxayna deegaanada kale ee Soomaaliya ka danbeeyaan 15 sano Yaa Masuul ka ah dib u dhacaas ?

Degmooyinka Ceelbuur ,Galhareeri,Darri, Wabxo ee Gobalada Dhaxe Jaamacado kuma yaalaan ,Isbitaalo tayo leh kuma yaalaan ,Waxbarasho looga maarmo Magaalooyinka waa wayn kuma yaalaan Yaa Masuul ka ah dib u dhacaas ?

Dowladda Soomaaliya 20 Sano ayay Jirsatay Maxaa loo qabtay deeganaadaas aan soo sheegay Yaase laga rabay in ay howshaas qabtaan Ma Xildhibaanada Murusade ee 8 ah ayaa laga rabay in ay qabtaan Masa Madaxwaynayaashii Soo maray 20 kaas Sano ayaa laga rabay ?

Dhalinyarada ku dhashay deegaanada aan soo sheeg iyo Aniga oo aan ku dhalan Waxaa ina saran waajib kaasoo ah in aan u hadalno dadka deegaankaas dagan ee aan awoodin in ay hadlaan ,aan awoodin baahidooda in aynsoo badnigaan ee fadlan aan u istaagno Bad baadinta deegaankeena si Mustaqbalka Caruurteena ugu faa,iideestaan nimcooyinka aan ugu tagayno

Qorshe Ayaan hayaa dhalinyaro ee Aniga igu taageera Qorshaas Waxaa hubaal ah in aysan soo noqon 8 taas Xildhibaan INSHA ALLAH ….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here