HomeWarkiiDeegaanada Maamulka Koofur-galbeed oo maanta laga bilaabay ol-olaha diiwaan gelinta doorashooyinka qof...

Deegaanada Maamulka Koofur-galbeed oo maanta laga bilaabay ol-olaha diiwaan gelinta doorashooyinka qof iyo cod

May be an image of 8 peopleMadaxweynaha Dowlad Goboleeda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeyb-galay Munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta Codbixinta Deegaannada Koonfur Galbeed.
Munaasabadda diiwaangelinta ayaa waxaa ka qeyb-galay mudanayaal ka tirsan golayaasha Dowladda Koonfur Galbeed, xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada Baydhabo.
Madaxweyne Laftagareen oo noqday Qofkii ugu horeyey ee qaata Shahaadada diiwaangelinta Codbixiyaasha ayaa bulshada Koonfur Galbeed kula dardaarmay, inay isdiiwaangelinta ka qeyb qaataan Doorashooyinka Qofka iyo Codka ah.May be an image of 11 people and textMay be an image of 4 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 13 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of ‎5 people, dais and ‎text that says "‎DDIGA MADAXA MADAXA-BANNAAN -BANNAAN DOORASHOOYINKA RANKA SOOHDIJHA HA SOOHD CANNN بوتخابات_والمدرو อริรี่ -BANNAAN 2. بدسرن المستقلة الوطنية பமபாடி QARANKA غنة IYO SOOHD JDD مستقلة INDEPENDENT AL BOUNDARIES COMMISSION ELECTO NIEBC حدولو حد እሳሰሰያ GELIN DEGM Mech Fad WAA MUS Duerosboda 558‎"‎‎May be an image of ‎7 people and ‎text that says "‎GUDDIGA MADAXA-BANNAAN A-BANNAAN EE EEDOORASHYINK KINKA DOORASH QARANKA QARANKAISTOHDIMA IY OHDIMA DOORASHOOYINKA اندشة QARANKA CANEN اإتغاباتو الستقلة صحاة កេស្ើ 100 0 DEPENDENT GARIES COMMISSION ELECTOR المستقلة الوطنية جنة والحد للانتخا NT NT MAI CO AAGTAMMUST JA AAG MUST UWA/ID UWT/IDS-DIIWA IN UWA -DIIWA‎"‎‎May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 6 people and headscarf
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -