HomeWarkiiDeegaanka Abooreey oo ay wali isku hayaan Dowlada iyo Alshabaab+SAWIRRO

Deegaanka Abooreey oo ay wali isku hayaan Dowlada iyo Alshabaab+SAWIRRO

May be an image of one or more people and textSida warbaahinta Dowladu shaacisay Howlgal qorsheysan oo ay sameeyeen Geesiyaasha Qarankeenna ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kuqaadeen Deeganka Aboorey ee gobolka hiiran.
Taliyaha Ururka 8’aad Guutada 18’aad Qeybta 1’aad kuma gorgor Dhamme Naqiib Cabdullahi Xersi oo howlgalka hoggaaminayay ayaa Xaqiijiyay in jab Xooggan uu Khawaarijta dhiig miiratada ah ka soo gaaray Howlgalka, sidoo kalana lagu Khaarijiyay horjoogayaal ku howlanaa Farsameynta qaraxyada iyo Aasidda Miinooyin ay ku dhagri lahaayeen Shacab Masaakiin ah oo aan waxba galabsan.

Howlgalka ayay Libaaxyada Qarankeenna si gaar ah uga fuliyeen Deeganka Aboorey Ee gobolka hiiran.
No photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of grassNo photo description available.May be an image of one or more people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -