Markuu Arkay: – Xildhibaan Mustaf Sh Ali Dhuxulow Muhimada Balaaran Ee ay leedahay dhismaha horumarinta iyo Daryeelka Umadda ku nool Degmada Gubta

Markuu Tixgaliyey:- Duruufaha Dhaqan dhaqaale iyo heerka koboca garaadka siyaasiga ee bulshada ku nool Degmada Gubta

Xildhibaan Mustaf Sh Ali Dhuxulow Markuu Qaderiyey Ahmiyada weyn ee uu leedadhay Bulshada Soomaaliyeed ee degto Deegaanka Gubta.

Xildhiban Mustafa Dhuxulow ayaa sheegay in Gubta ay buuxisay dhamaan shuruudihii degmanimo, islamarkaana ay xaq u leedahay in loo aqoonsado Degmo

Ugu dambayn Xildhibanka ayaa ballan-qaaday in kaalin muhiiim ka qaadan doono sidii ay Degmo u noqon-lahayd Gubta.

Guulayso Xildhibaan Mustafa Duhulow .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here