Jawiil (dayniiile.com)-Kadib markii dhawaan uu safar shaqo ku tagay Gobolka Hiiran Gudoomiyaha Hay’ada Maareynta MasiibooyinkaMaxamuud Macalin Cabdulle  ayuu booqday Magaalada Jawiil ee Gobolka Hiiraan halkaasoo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiinta iyo Shacabka Degmadasi.

Gudoomiyaha ayaa mar uu booqday Isbitaalka Jawiil wuxuu ku wareejiyay masuuliyiinta goobtaasi Caafimaad deeq dawo ah oo qeyb-na ka ahayd 15 gaari oo deeq raashin io dawo ah taasoo hay’adu ugu deeqday Degmada Jawiil.

Advertisement

Agaasimaha Isbitaalka ayaa lagu wareejiyay deeqdaasi Dawo  oo ka kooneyd nuucyada dawo ee Isbtitaalku u baahnaa intii macquulka ahayd.

Munaasabada wareejinta deeqdaasi dawo waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaan Maxamuud C/laahi Abuukaate  iyo Gudoomiyaha Degmada Jawiil C/qaadir Cabndi C/laahi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

No description available.No description available.No description available.

Previous articleIiraan oo ku hanjabtay inay dagaalka geli doonaan hadii Yuhuudu joojin waayaan xasuuqa reer Falastiin 
Next articleHaweeeney Ninkeeda ku dishay 12 baalooto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here