D Dagaal Xoog leh ayaa ka socday Xaafadda Gees-timirka ee degmada Hilwaa.Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan laba sarkaal oo ka wada tirsan ciidanka Xoogga dalka.

Ilo Kuwa Amniga ah ayaa ii sheegay in dagaalka uu u dhaxeeya Conel Saneey Cabdulle iyo Conel Cismaan Xaadoole.

Sikastaba ha ahaate wali lama oga khasaaraha ka dhashtay dagaalka hase haate wuxu kusoo aaday xili madax dowladda ay isku heystaan kiis ikraan tahliil iyadoo wali muuqat habacsanaan dowladnimo taas sabab u ah Farmaajo oo isku badaly mid dano shaqsiyadeed ka doorbiday danti guud ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here