Xogaga Ahlusunna ayaa goordhow isaga baxday Saldhigga Booliiska Guriceel oo ay ku sugnaayeen saddexdii todobaad ee la soo dhaafay, waxaana hadda ku xoomay dad shacab ah.

Ciidamada dowladda weli gudaha uma galin Guriceel oo caawa ay dhowr jiho ka soo weerareen, halka Ahlusunna iyaduna weli ay ku sugan tahay xaafado kamid ah magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here