wararka naga soo gaaray Galgaduud ayaa sheegaya in  Kooxda Al shabaab ay weerar ku billaawday qaraxyo kusoo qaadday saakay deegaanka Qaayib ee gobolka Galguduud.

Dagaal xooggan ayaa ka socdo halkaas oo ah dhinacyada isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Hase ahaate wali lama haayo xog rasmi ah dagaalka ku aadan inkastoo wali socda dagaal culus waxaan idin soo gudbin doono wixi kuso kordha dagaalka ay soo qaadeyn Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here