Al Shabaab ayaa iska fogeeysay inay garanayaan ama uu jiro Qof la dhaho Maxamed Maahir. Iyagoo wax lala yaabo ku tilmaamay Qoraalkii kasoo baxay NISA

Al Shabaab ayaa sheegtay inaan la ogaan karin haddii ay damcaan inay dilayaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.

Qoraal Goordhow kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu beeniyay warka NISA ama inuu iyaga ka tirsan yahay qof Maxamed Maahir Lagu magacaabo.

Sidee u aragtaa Al Shabaab oo yaabtay ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here