Sida wararka ku heleyno ayaa sheegaya in Isgoyska Macalin Nuur waxaa lagu diley Askari katirsan ciidanka danab sida laamaha amnigu ii xaqiijiyeen , halka degmada Dharkenlay iyana lagu diley Kornel katirsan ciidanka xooga Dalka .

Sidoo kale wali wax war kama soo bixin laamaha amniga inakstoo dilalka la dilay askarta aan wali jirin koox sheegatay.

Advertisement

Sikastaba ha ahaate maalmahaan waxaa magaalada kuso batay dilalaka qorsheesan ee lagula kaco askarta ciidmada dowladda iyadoo baryahaan la aaminsaa in amniga caasiamda la sugay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here