HomeWarkiiDEG DEG: Axmed Madoobe oo loo doortay Hogaamiyha Koofurgalbeed iyo Wasiir Fuqi...

DEG DEG: Axmed Madoobe oo loo doortay Hogaamiyha Koofurgalbeed iyo Wasiir Fuqi oo durba u Hambalyeeyay

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Sheekh Aadan Maxamed Nuur. ayaa goor dhaw ku guuleystay xilka ugu sareeya Maamulka Koofurgalbeed kadib dooraahadii maanta dhacday.

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa durba u soo hambalyeeyay markii uu bartiisa Facebook soo dhigay qoraal hambalyeyn ah.

Hambalyad Wasiir Fiqi oo sideeda u qoran halkaan ka akhriso:-

Hambalyo Hogaamiyaha Dalwad Goboleedka Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur.

Xildhibaanada Golaha wakiilada was mahadsan yihiin iyo shacabka deegaanadaas.

Waxaan u rajaynayaa in mas’uuliyaddaas weyn ee waqti adag ku soo beegantay Hogaamiyaha cusub iyo Maamulka uu soo dhisi doono ay u gudan doonaan si ka turjumaysa himilada iyo horumarka deegaanadaas.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -