Weli lama xaqiijin khasaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkan, waxaana hadda aagga guriga baaritaano ka wada Ciidamada amaanka.

Sidoo kale Xalay Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa weerartay guriga gudoomiyaha, waxayna toogteen askari kamid ahaa ilaalada gudoomiyaha , qoriga ayayna ka furteen, sida ay ii sheegeen dadka deegaanka.

Waa Habeen kii 2-aad oo weerar lagu qaado isbuucaan gudahiisa guriga gudoomoyaha degmada Deyniile, Jacfar ee ku yalla degmada Howl-Wadaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here