HomeWarkiiDEG DEG: Ciidamada Puntland oo qabtay Labo Nin oo Ajaanib ah

DEG DEG: Ciidamada Puntland oo qabtay Labo Nin oo Ajaanib ah

May be an image of 4 people and treeSida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Maamulka Puntland Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay Labo Nin oo Ajaanib ah, kuwaas oo katirsan firxadka kooxda argagixisada ee Daacish.

Ragga oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa lagu qabtay Togga Gaaca, xilli ay doonayeen in ay gudaha u galaan magaaladda Boosaaso, sidda uu sheegay Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland.

“Ciidanku waxay qabteen Labo Ajaanib ah oo ka mid ah Firxadka Argagixisada Daacish, kuwaasi oo isku dayayey inay soo aadaan dhinaca Boosaaso, Hawlgalka ayaa ka dhacay Togga Gaaca. labada Nin waa Itoobiyaan mid waxyar ka yaqaan Soomaaliga.”May be an image of 8 peopleMay be an image of 3 people and treeMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 people and tree
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -