Laas-Caanos (dayniiile.com)-Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka dhex qarxay Cidamada Maamulada Somaliland iyo SSC Qaatumo kaasol xiligaan ka socda dukeedka Magaalada Laas-canood.
Dagaalka oo la isku adeegsanaayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka socda meem u dhaw aagagii shalay inkastoo laba Tuulo ay kala yihiin.
Advertisement
Dagaalkaannwax faahfaahin lagama hayk madaama uu wali socdo oo labMaakulja Somaliland ğada diinacba Tikniko iyo Ciidanba ay ku sii dhurayaan.
Dagaalkii shalay waxaa ku dhibteen dad 20 ka yareyn halka tira kalana ku shaawacmeen
Maakulka Qaatumo SSC ayaa mar kale ku eedeeyay maamulka Somaliiland inay colaaf huuriyaa ùğ