Wararka ka imaanaya caawa Muqdisho gaar ahaan Degmada H/wadaag ayaa sheegaya in goor dhawayd oo caawa ah Ciidammo ka amar-qaata guddoomiyaha Degmada Dayniile Jacfar ay la wareegen Xarunta Degmada Howlwadaag.

Sidoo kale horay waxay u soo qabsadeen Saldhiga waaberi iyo isgoyska Dabka oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka Dowladda iyo shacabka Muqdisho..

Muqdisho ayaa caawa waxaa ka jira Dagaalo u dhaxeeya mucaaradka iyo Dowlada waqtigeeda dhamaaday.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here