Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa hadda gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kooxda khawaarijta ayaa isaga cararay degmada.

Ciidanka ayaa hadda baaritaan ka wada degmada gudaheeda wararka qaar ayaa sheegaya in dagaalyahana alshabaab ay ka baxeyn xili hore deegaanka.

wixi kusoo kordha warkaan halkaan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here