HomeWarkiiDEG DEG: Cilad soo wajahday Air India kadib markii ay hawada gashay

DEG DEG: Cilad soo wajahday Air India kadib markii ay hawada gashay

Diyaarad Air India A320 ah ayaa la soo sheegayaa inay soo wajahday cilad mudo kooban kadib markii ay hawada gashay kadib waxayna lumisay qaar ka mid ah kontarooladii muhiimka ahaa ee duulimaadka.
Diyaarada oo markii ciladu timid hoos u dhacday qiyaastii 300 feet, waxaana ku dhaawacmay  24 ruux xili baaritaan hordhac ah ay  Airbus sameysay.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in muddo ku dhow 4 ilbiriqsi ay diyaaradu mar qura dhumisay saddexda nidaam ee hydraulic-ka islamarkaana kontaroolada diyaaradda laga waayay jawaab celin.
Wixii ka soo kordha wararkena xiga ayaad kala socon doonaan insha Allaah.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -