HomeWarkiiDAAWO: Taliye Gaylac oo diiday in Mucaaradku Degmada Dayniile ku qabsadaan...

DAAWO: Taliye Gaylac oo diiday in Mucaaradku Degmada Dayniile ku qabsadaan Banaan-bax Dowlada looga soo horjeedo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Taliye Gaylac oo ka tirsan saraakiisha Milateriga islamarkaana ku heyb ah Siyaasiga Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hor yimid in Mucaaradka Samatabixinta ay Degmada Dayniile ku qabsadaan Banaan-bax Dowlada looga soo horjeedo.

Geylac oo shir jaraaid Muqdisho ku qabtay gaar ahaan Degmada Dayniile ayaa shaaciyay in reer Dayniile iyo Dowladu balansan yihiin markii dhawaan ay isku qabteen arimaha barakicinta shacabka Dayniile sidaas daraadeed aysan reer Dayniile hada diyaar u ahayn galaan arimo kale.

“ma rabno dadka reer Dayniile ee cabashada ka ah duminta dhulka in dad dan gaara leh iyo siyaasiyiin kale oo banaan bax iclaanshay inay nagu awrkacsadaan,anagu bari ayaan ka nahay cid kasta dhiganeysa banaa bax siyaasadaysan”ayuu yiri Taliye Gaylac

Faah-faahinta shirka jaraa’id muuqaalkaan kaga bogo:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -