Dab ayaa goordhow ka kacay Goobo Ganacsi oo ku yaala Muqdisho.

Goobta uu dabku ka kacay waxaa ku yaalla carwooyin iyo dukaamo ganacsiga.

Dabka ayaa la sheegayaa in uu ku faafay xarumo ganacsi oo muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here