Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka iyo Ciidamo taabacsan maamulka Ahlusunna ayaa mar kale saakay ka bilaawday magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Dagaalka waxa uu hadda ka bilaawday oo uu ka socda dhabarka danbe ee Saldhigga Guriceel, iyadoo laga isku adeegsanayo hub nuucyadiisa culus.

Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaa biis ah oo ay sheegeen in ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here