HomeWarkiiDEG DEG: Dagaal u dhexeeya Haram-cad iyo Alshabaab oo Caawa saq dhexe...

DEG DEG: Dagaal u dhexeeya Haram-cad iyo Alshabaab oo Caawa saq dhexe ka qarxay gudaha Degmada Kaxda 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dagaalamayaasba Alshabaab ayaa goor dhaw oo caawa saq dhexe ah waxay weerar ku soo qaadeen Degmada Kaxda  ee Magaalada Muqdisho.

Alshabaab waxay si gaar ah u weerareen saldhiga ciidamada Booliiska ee sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Haram-cadka.

Dadka shacabka ayaa mar kaliya iyagoo badankood jiifaan waxay ku soo kaceen daryanka rasaasta la is dhaafsanayo.

Madaama rasaastu wali dhaceyso wali ma jirto faah-faahin laga heli karo madaama waqti danbe tahay oo dagaalkuma uu bilowday 11-ka iyo wax la jira ama shan saac oo Linda saq dhex lagu  dhawaa.

Wixii ku soo kordha wararkeena danbe ayaad kaga bogan doontaan insha Allah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -