Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug oo isku dhinac ah iyo xoogaga hubeysan Ahlusunna ayaa ka bilowday magaalada Guriceel gobolka Galgaduud.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jiho kasoo weeraray Magaalada.

Hub culus ayay  isku adeegsanayaan dhinacyada dagaallamaya waxaana magaalada horay uga barakacay inta badan dadkii kunoolaa.

Wixii kusoo kordha kala soco Shabakadda dayniile

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here