HomeWarkiiDEG DEG: Dalal-ka waa weyn ee Islaamka ah oo ka hor yimid...

DEG DEG: Dalal-ka waa weyn ee Islaamka ah oo ka hor yimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Qaar ka mid ah dalalka waa weyn ee Muslimiinta ah ayaa goor dhaw cadeeyay mowqifkooda warka ka soo yeeray Israaiil kaasoo ay ku sheegeen inay Somaliland u aqoonsadeen dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.

Dowlaha Turkiga, Jabuuti iyo Masar ayaa xiriir ay la soo sameeyeen Dowlada Somalia waxay ku canbaareeyeen aqoonsiga Israa’iil ay siisey Somaliland,waxayna  ku tilmaameen khatar amni oo ka dhan ah Geeska Afrika.

Dalalkaan ayaa warkooda ku muujiyay inay diyaar u yihiin inay difaacaan difaacayaan midnimada & wadajirka Soomaaliya.

Dhanka kale Dowlada Somalia ayaa lagu wadaa inay war cad ka soo saaraan warka ka soo yeeray Israa’iil kaaso ay ku sheegeen inay aqoonsadeen Maamulka Somaliland.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of ‎newsroom and ‎text that says "‎دیدر ديدرعبدالعاطي عید العاطي (ה اليد عبد السلام عيدي علي اليد/ هاکان فيدان السيد عبد القادر حسین عمر اتصالات هاتفية للسيد وزير الخارجية والهجرة وشئون المصرين بالخارج مع وزراء خارجية الصومال وجيبوتي وتركيا MFA WWW.MFA.GOV.EG fo网‎"‎‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -