Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland Dagaal ayaa dib uga bilaawday waxaana dadka deegaanka ah iyo Wariyaasha ay Sheegayaan in xabadu bilaabatay Aaga Hotelka kulmiye dhinac Konfureed ee Magaalada Garowe, Dhawaqa noocyada kala duwan ee hubka ayaa xili oo Habeen ah dadka Magaalada ku haray ay Hurda kaga salaleen.
lama oga sababta markii labaad maanta ka dhacaya dagaaladan Magaalada garowe,
Advertisement
waxaana uu kusoo Aadayaa xili Caawa Fiidkii Isimada dhaqanka Puntland ay Shaaciyeen in Dagaalku Istaagay.