HomeWarkiiDEG DEG: Degmada Howl-wadaag oo ku guuleysatay koobka Degmooyinka

DEG DEG: Degmada Howl-wadaag oo ku guuleysatay koobka Degmooyinka

May be an image of football, American football, crowd and text that says "Sign Sign"MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo daqiiqado ka hor ah la soo gabagabeeyay 5-galabnimo iyo daqiiqado koobkii kubada cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Warsheekh waxaana koobka hantay Ciyaartoyda Degmada Howl-wadaag iyo macalinkooda Xamaan.

Kulanka kama danbeysat ee Fiinaalka oo uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Somaliaya waxaa isku arkay Warsheekh iyo Howl-wadaag waxaana 2-1 ku adkaaday koobkana ku qaaday ciyaartoyda Degmada Howlwadaag.

Ciyaarta oo aad u adkeyd islamarkana ay ka soo qeybgaleen dadkii ugu badnaa waxaa garsoore loo soo xushay Cumar Cartan oo ah Garsoore heer caalami ah kaasoo soo dhex dhexaadiyay ciyaaro ka tirsan koobka Aduunka ee 20 jirada. 

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COMMay be an image of ‎football, American football and ‎text that says "‎GAROONKA YAARAHA MUODISHO الدولي يشو مقديشو مقد ملعب omtel 0) somte SOm om son Ssomf DEG.HO DEG_HOLWRDRAC OL WRDRAG 19 HAMBALYO HOWLWADAAG‎"‎‎May be an image of crowdMay be an image of football, American football, grass and textMay be an image of one or more people and people playing footballMay be an image of one or more people and textMay be an image of American football, football and textMay be an image of one or more people, crowd and text that says ".ard MEDIA MEDIA MEDIA Đ0O 0 8 BEEEA"May be an image of one or more people, people playing football and text that says "BOY ラ0 TRALL VL ΓΑ KA 25 eBe * SFF SFF"May be an image of one or more people and crowdMay be an image of American football, football and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -