HomeCiyaarahaDEG DEG: Degmooyinka Waaberi iyo Daara-salaam oo gabi ahaanba laga saaray tartanka...

DEG DEG: Degmooyinka Waaberi iyo Daara-salaam oo gabi ahaanba laga saaray tartanka kubada cagta Degmooyinka Muqdisho

Gudiga Dishibiliinka Tartanka kubada cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa go’aan adag ka qaatay kulan loo aqoonsaday inay heshiis ku ahaayeen inay bar baro galaan Labada koox ee degmooyinka Waaberi iyo Daara-salam kuwaasoo ku heshiiyay 2-2 si ay u reebaan xulka Degmada Xamarweyne oo guruubka klula jirey.

Warqad Ganaax ahayd oo ka soo baxay Gobolka Banadir ayaa gabi ahaanba tartanka looga saaray labada Degmo ee kala ah Waaberi iyo Daaru-salaam,sidoo kale waxaa lagu ganaaxay 200 doolar,sidoo kale waxaa lagu ganaaxay inaysan ka soo qeybgeli doonin tartanka degmooyinka ee sanadka soo socda.

May be an image of ‎text that says "‎Dowladda Maamalka جمهورية بلدية پناگر محافظة ادارة Federal Republic Somalia Local Government and Benadir Region Guddoomiyaha Degmada Waaberi Degmada Daarusalaam Guddiga -Muqdisho. Degmooyinka kubadda Cagta Banaadir Bulshada G/Banaadir -Muqdisho -Muqdisho. -Muqdisho. DAARUSALAAM Guddiga Dishibiliinka Tartanka kubada Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, taariikhdu tahay yeeshay loogana ciyaarta 29aad kubadda garoonka Muqdisho degmooyinka Waaberi taariikh marka ahyed 10/10/2025, falaqayn kadib. Guddiga: dhex Markuu arkay: Warbxinta Guddiga kormeerka dhageestay: qiimeyay: Qaabkii Tartanka. labada koox arkey: ciyaareen iyo qaabkii goolasha ciyaarta Guddiga Waxau farqadiisa 15.1-15.2 'aamiyay Ciyaarta tartanka cidna dhibco midkiiba tartanka goolal laguma tartanka waxaa socda Xarunta Aqalka Dowladda 2026. sharciga waafaqsan. Muqdisho|‎"‎May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -