Koox ku habaysan saban iyo bambooyin ayaa weerar ku qaaday xaruunta wasaaradda Gaashandhigga, ciidamada ilaalada u ah wasaaradda ayaana ka hortagay isku dayga raggii weerarka soo qaaday.

Shacabka ku nool xaafadda Oodweyne ayaa subaxnimada saakay ah ku waabariistay dhawaqa jugta culus iyo rasaas la is dhaafanayo.

Advertisement