Kooxo hubeysan ayaa Goordhow Xaafada Doolaale  oo katirsan dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay kudileen laba Ruux, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Labada Ruux ee la dilay oo Magacyadooda lagu kala sheegay Cumar Gaduudow iyo Qaasim ayaa waxaa Wararka aan helnay ay sheegayaan inay la Shaqeeynayeen Maamulka degmada Afgooye.

Ciidamo katirsan laamaha Amniga degmada Afgooye ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo halkaasi ka sameeyay howlgallo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyay dilkaas wallow aysan u suurto gelin inay qabtaan.

faahfaahinta hadlkaan la soco dhawaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here