Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay galabnimada maanta kooxo hubeysan ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho.

Dilka oo ahaa mid qorsheysan, loona geystay askari ka tisanaa ciidamada minishiibiyada ayaa ka dhacay xaafada Buulo wagac ee ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Sikastaba ha ahaate wali ma jiro wax sheegtay dilka askri inkastoo lagu dilay irida gurigiisa asigoo hor fadhiya waxaan halkaas ka baxsaday kooxda dilka geesatay oo lagu sheegay laba dhalinyaro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here