HomeWarkiiDEG DEG: Dowlada oo caawa waqti danbe burburin ku bilowday Degmada Shangaani

DEG DEG: Dowlada oo caawa waqti danbe burburin ku bilowday Degmada Shangaani

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar laga helaayo Degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani ayaa sheegaya in Dowladu Caawa  burhurin ku bilowday xaafado ka mid ah Degmooyinkaasi

Xaafdaha ciidamada Dowladu caawa shaqada ka bilaabeen ayaa ah kuwa isku raranka ah ee qaabka obasiibada cml u dhisan gaar ahaan Degmada Shabgaani ayaa laga soo warinayaa in dadku bilaabeen inay la baxaan alaabtooda.

Beri subax ayaa la filayaa inay ciidamadu shaqadooda xoogeeds ay bilaabaan, lama yaqaan sida sharci ahaan ay Dowlada ugu sahlanaan doonto inay qaado talaabo nuucaas ah madaama dhulkaani uusan ahayn dhul Dowlo.

Qorshaha Dowlada ay sheegajayso ayaa ah inay wadooyin ka bixinayaan si ay u sahlanaato in gaadiidka gurnadku si fudud u geli karaan hadii wax dhacaan sida inuu dab kaco.ama arimo amni.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -