Muuqaal Sawirro ah oo goor dhaw la soo dhigay barta TV-ga Qaranka uu ku leeyahay Social Media ayay ku muujineysaa Dowkladu inay Alshabaab ugu danbeyn ka saareen deegaanka Ciid-Ciidka oo mudo ay ku go’doonsanaayeen.

Deegaankan oo ku yaal duleedka Magaalada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maanta duhuradii waxaa ka qarxay dagaal xooggan sida aan idinku sheegnay wararkeeni maanta.

Advertisement

Dagaalkaaasi oo ay qaadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa bilowgiisii horaba saraakiisha ciidamada hogaamineysa waxay sheegeen inay gudaha howdka ugu galeen Alshabaab.

Si kastaba wali Dowladu sawiradaan kuma muujin war saxafadeed ay si rasmi ah ugu cadeynayaan inay gabi ahaanba alshabab ka saareen ama nolosha ku qabteen madama ay go’doon sanaayen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and climbingMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and treeMay be an image of 1 person

Previous articleMadaxweynaha Mareykanka “In ka badan 1,000 rayid ah ayaa la gowracay, lama dilin kaliya, waa la gowracay – gudaha Israel”
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here